Waxaa jira dad badan oo naftooda halis u geliya si ay Yurub u gali lahaayeen, dadka siyaaba iyo wadooyin kala duwan u mara arinkaas kuwaas oo af naftooda ku haligayaan.
Nin u dhashay dalka Kenya ayaa qaab aad loola fajacay doonaayey inuu ku galo Yurub. Ninkaan DHL ka yurub loogu soo diray ayaa la qabtay isagoo kaartoon ku jira.
Dadkii qaadayay kartoonka ayaa la yaabay culayskiisa. Waxaa la doonaayey in uu kaartoonkiiba hal qof qaado balse culayska kartoonka dartii ay qaadi kari wayaan shan qof taasina waxay keentaya in laga shakiyo waxa kaartoonka ku jira.
Markii Cartoonka la baadhay waxa loogu tagay nin lagu xidhidh -xidhay oo loo baneeyey uun intii uu ka qaadan lahaa Hawada.
Daawo Video
Salaanmedia.com