Aug 31, 2013 Mogadishu (SM) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu siiyey Radio Muqdisho iyo Dawlada oo si toos (live) ah uga baxayay radio Muqdisho, iyadoo daawadayaasha telefishinka qaranka ee ku sugan daafaha caalamka ay si toos (live) ah u daawanayeen su’aalana lagu weydiiyay madaxweynaha.