FADEEXAD:Akhriso Liiska Magacyada Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedan Saraakiisha Lasiiyay Darajooyinka Ciidanka Iyo Cadaalad Darada Foosha Xun Ee Ka Daran Tii Siyaad Bare + Cad-quudheedka Beelaha Darifyada

Aug 11, 2013 Hargeysa(SM) – Darajooyinka Ciidanka Somaliland ayaa Laqaybiyay Qaybtii ugu Horeeyay ee Soo Baxaday ayaa Noqotay Wax Lala Yaabo Markii Dhamaan Saraakiisha Ciidanka Beelo Gaara Loo xidhay Halka Beelaha Qaarna  aanay Gabi ahaanba Ka Dhex Muuqan. Waxaay Tani Markale Ceeb Iyo Nusqaan Ku Tahay Beelaha Darifyada Kadib Markii Derejooyinka Sarsare Ee Qaybtii Hore  Oo Ka Kooban 30 G/le Sare  Loo Soo Tuuray 5 Qudha.

 

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA, DEREJADA IYO QABIILOOYINKA AY KA SOO JEEDAAN

 

Beelaha Ku Dulman Qaybin Darajooyinka Waxa ka mida

Samaroon
Dhulbahante.
Ciidagale
Dhulbahante Iyo beelo kale oo kamida Beelaha Somaliland Dega

Qaybaha Danbe liiska Darajooyinka Lasoco iyo Beelaha ay Kasoo jeedaan.

Salaanmedia/Hargaysa

Xigasho…Somalilandlive.com