Waxaa Barnaamij Muuqaal ah oo Lagu Baahiyey Tvga Somali Channel Lagu Shaaciyey Qodobadii lagaga wada hadlaayey Shirkii Adis abab Laysku Afgartay, In maamulka Loobixiyo Juba, Sidoo kalana Axmed Madoobe Ayaa loogu Yeedhi Doonaa Hogaamiye , Arinta la Xidhiidha Ciidanka , iyo Waliba Sidoo kale Dekada & Airporka.
Waxaa Arintaasi la Qabtay Dood Xasasi ah oo muujinaysa Arimahaasi Iyadoona Fooda Laysku Daray Kadib Markii uu Wariye Xasan Cade uu Sheegay Qodobada Ugu waa wayn ee Lagu Heshiiyey.