GOBOLKA SH.HOOSE, XAL UMA BAAHNA. XAQ AYUU, UBAAHANYAHAY(Qormo xiiso badan)

timthumb

Ugu horeeyntii, Gob.sh/hoose,xaaladaha ka jira waxeey u egyihiin,ama yihiinba,qof kasta oo u kuur galana,uu markiiba garan karaa,in Gobolka sh/hoose la rabo,in laga Dhaxalwareejiyo Dadka asal ahaan loogu nisbeeyo, oo ah,dadyoowga Nabada&Dowladnimada hamuunka u qaba, kuwaasi oo kala ah Beelaha reer aw-Digil &Beelaha Biyamaal iyo 12 koofi.

Mudadii bur-burka ka danbeeyay,ayaasi xoowli ah,ay ugu soo qamaameen,maleeshiyo beeleedyo ka soo hayaamay Gobolada dhexe,oo Musiibooyin aad u ba`an ka geeysanaaya,sida:-Dil,Dhac,Kufsi & Boobugeeysanaaya Bulshada beeraleeyda,oo Nabada jecel,iyadoo ay intaasi wehliso Lo`leey sidaasi oo kale oo iyadana ka soo haajareen gobolada dhexe ay dhibaatooyinaan la soo koobi karin & hanjabaado ku haaya,Beeraleeyda ku nool Gob.sh/hoose,iyadoo haatan la sheegaayo in ay ka jirto soomaaliya Dowlad rasmi ah,xaalada Gob.sh/hoose ayaa waxa uu u egyahay,mid la qeybsaday(partation)ayna mas`uul ka tahay Dowlada haatan jirta.

DIGNIIN:Waxaan ka Digayaa inta daadka soo socda uusan Webiga ku darsamin,waa in XAQ-CAADIL,ah loo helaa Gob.sh/hoose.
TALLO:Waxaan soo jeedineeynaa in aan Gobolka sh/hoose arimihiisa aan XAL,lagu xalin karin,ee uu ubaahanyahay XAQ.
Si Xaqaasi loo helo waa in laga hor qaadaa Dadka & Gobolka maleeshiyo beeleedyada magaca ciidan-qaran ku jooga,oo aan ognahay in ay yihiin haraadigii ururkii Salbalaar,
Dhisida Maamulka Gobolka sh/hoose iyo degmooyinkiisa waa in laga soo bilaabaa gunta hoose(bottom up approach) oo ah,in sameeynta Maamulka uu kasoo bilaawdo Tuulooyinka,kadib Degmooyinka sidaasi in maamulka Gobolka uu ku yimaadaa.
C.kriim Guuleed waa in uu faraha kala baxaa arimaha Gobolka sh/hoose,yuusan Banzin ku shubin,Dabka kashidmaaya Gobolka.

Lo`leeyda muhaajiriinta ah,oo awooda Madaxweynaha sheeganeeysana waa in si deg-deg ah wax loogu qabtaa,hadii wiilka xuseen Obamaaqoonsaday,isagoon weli aqoonsanin Dibiyadii jikaagoo(Chicago bull`s)waa na siib daro lafteeda.

Ugu danbeeyntii waxaan ku baaqeeynaa in si dhaqsi ah arimahaan aan soo sheegnay wax loogu qabtaa,hadii kale waxaa la gaari doonaa waqti aan laga qaban karin,maxaa yeelay,bulshada ku nool Gobolka sh/hooseDulqaadkii waa ka sii yaraanooyaa,intaa ka badan masii dul-qaadan karaan.

Lecturer,Cali Cabdi .A.Baab
president of Asal-land state of south somalia.