Gobolki ugu xamaasadda badana geeska Afrika “Togdheer”, iyo amnigi gobolka oo faraha ka baxay. By Xamse Xaamud

Bismillah wal xamdulillah, wasalaatu wassalaam cala rasulillah, ama bacad.
MAQAAL
 
Gobolka ugu xamaasadda badan geeska Afrika ee Togdheer waxa kaso ifiya bur-bur xaga maamulka gobolka, taaso xaalada taagan ee gobolku markhaati ka tahay in uu maamulku marnaba awood u lehyn suginta nabad gelyada iyo baahida bulshada ku dhaqan Togdheer
 
Hadaba websityada Somaliyeed marnaba xaaladda Togdheer kama maqneyd, wa xaalad lagu sifeen karo jawiga geeska Afrika, waayo degenaashaha Togdheer wa degenaashaha gobolada iyo magalooyinka la mid ka ah, hadaba xisadda Gobolka ayaa aad u kacsan tan iyo int bishi Ramadaan ka dib. 
 
Maamulka Gobolka Togdheer aya waxa ku coslaaday maamulki gobalka madaam u aha gobolku hormoodka gobolada degaanada Somaaliyeed, gobolki xurriyadda SNMti iyo midinimadi beelaha Somaliland. 
Gobolki so jireenka ah ee Taytaladda kala duwan laha aya muddooyenki u danbeeyey ka so yeedhiyaan cabashooyin badan oo lagu wada tuhmiyu inu Guddoomiyaha Gobolku aad uga gaabinayo xilkiisa, taasina moojisey in khibradiisa Siyaasadeed aad uga hooseeso maqaamka hab maamulka Gobolka TOGDHEER, madaam bulshaweynti gobolka dhinacba gruub lagu shirinayo iyo maxkamadi gobolka oo khal-khal gashay, iyo tacdiyadi RRU da oo aad ugu so kordhiya Gobolka madaam midnimadi reer Togdheer ay difiifday.
 
Ugu danbeeynti waxan uso jeediniya dawladda iyo cid walba oo gobolka ka so jeeda, iney uso gurmadaan si deg-deg ah oo hagar la’aan lagu so af jaro cabashooyinka iyo amni xumada ka jirta gobolka Togdheer, dibna lo eego khibaradda siyaasadeed ee Guddoomiyaha Gobolka Togdheer, lana xoojiyo midinimada iyo baahiyaha bulshada.
 
 
Wa Billahi Tawfiiq
 
 
By Xamse Xaamud