Guddidi Talo iyo Tawfiiq miyany ogeen Shirkada Shidaalka ee duleedka Galbeedka Burco kasoo dul degtey ee sifo sharci daro ah ku hawl gelin Raba.

Bismillah walxamdulillah wasalaatu wasalaam cala ruslillah, 
 
download (3)
Waxan salaamiya bahweynta saxaafada iyo akhristayaasha meelkasta ay joogan, 
 
Waxa muddooyenki udanbeeyey tan iyo inti khayraadka dabiiciga ” Shidaal ama Batrool” laga helay wadankeena waxa so if baxaya cabashooyin kala duwan oo ku saabsan habka ama sami qeybsia lo kala heli doono hadi wax laga helo deegaanada, waxana keeniya muranadan madaam shidaalki anfac iyo khsaare wato hadi laga waayo gobti lafara saaray
 
Ugu horeynti Shirkad kolka heshiis lala geliyo waxa so jireen ahyd in Theory lagu so ban dhigo kolka xigtana iney wajiga labaad isu badesho oo ah Fulinti. 
 
Hadaba deegaanada beesha Reer Xuseen waxa ka so yeedhiya walaaca Shirkadani ku heyso beesha, taaso cabashooyin badan gelisey degaanada sida Sanyare iyo Warabeeye, shirkada waxa ka danbeeyey rag sifo sharci daro ah kula heshiiyey kambaniga, una sheegtay iney iyago degaanka kaso jeedan.
 
Iyado laga war sugiyey Shirkada waxa dhacay 24/08/2013  iney kulmaan labada dhinac si kadis ah, waqtiguna aad ayu u koobna, hasayesshe waxa surto galay iney beeshu u bidhaamiso Shirkada madoga iyo been abuurka ka jira heshiiska lagula heshiiyey, iyo warkaasi oo Shirkadi fajaciso ku noqdey.

ugu danbeynti muddooyenki u danbeeyey waxa so kordhiya cabashooyen ka so yeedhiya degaamada Beelweynta HY. Hadaba waxa is weydiin mudan leh guddidi lo xil saaray hawlaha beesha inaan wali wax war bixin ah laga hayn. 

 
 
 
Wa bilaahi tawfiiq
 
By Xamse