Guddoomiyaha cusub ee Hoggaanka (BoD) Akaademiga Nabadda iyo Horumarka Somaliland ayaa loogu doortey Madaxweyne-ku-xigeenkii Labaad ee Somaliland Muj. Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax

579653_701342283215860_212929702_n

Guddoomiyaha cusub ee Hoggaanka (BoD) Akaademiga Nabadda iyo Horumarka Somaliland ayaa loogu doortey Madaxweyne-ku-xigeenkii Labaad ee Somaliland Muj. Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax. Shirweynihii 5aad ee Akaadamiga nabadda iyo horumarinta Somaliland (Academy for Peace and Development) oo shalay ka qabsoomay Magaalada Hargeysa
Halkan ka akhriso xubnaha cusub ee BOD.oo kalla ah :

1209065_701342009882554_966477341_n

1. Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax. Gudoomiye

2. Dr. Caasha Aw Maxamed Nuur

3. Haaruun Axmed Qulunbe

4. Dr. Maxamed Xuseen Mu?adin

5. Suldaan Axmed Daahir

6. Dr. Maxamuud Garaad Maxamed

7. Siciid Maxamed Axmed

8. Mark Breary

9. Maxamed Baar-jeex

10. Nafiis Yuusuf Maxamed

11. Janathan Star