GUDOOMIYAHA WEST LONDON SOMALILAND COMMUNITY MR IIMAN MOHAMED CIISE OO SHACBIGA SOMALILAND UGU HAMBALYEEYEY MUNAASIBADDA CIIDUL FIDIRGA

image

London(SM)Gudoomiha West london somaliland community Mr Iimaan Mohamed Ciise ayaa caawa dhambaal Hambalyo

ah u diray Guud ahaa shacbiga Somaliland meel kasta oo ay ku sugan yihiin munaasibadda ciidul fidriga darteed. Gudoomiyuhu Wuxuu Sidaa Ku Sheegay Warsaxaafadeed Kooban oo noqon Ka Mida Soo gaadhay Xarunta caynaba News ee Magaalada London Waxaanuu U Dhignaa Sidan

“GudoomiyahaWest london somaliland community Mr Iimaan Mohamed Ciiseisagoo ku hadlaya magaciisa, iyo magaca West london somaliland Community waxa uu dhambaal hambalyo ah u diray shacbiga Somaliland gudo iyo dibadba munaasibadda Ciidul fidriga darteed, waxaanu dhammaan shacbiga Somaliland gudo iyo dibadba iyo shucuubta islaamkaba u rajeeyay inay ciidan ciideeda ku gaadhaan bash-bash, barwaaqo iyo horumar.

Shacabka Somaliland Waxaan u Rajaynayaa Guul Iyo Barwaaqo Ay Sanadkan Kiisa Ku gaadhaan Gudoomiyaha Ayaa Shacabka reer Somaliland Kula Dardaarmay Midnimada Iyo jiritaanka Somaliland Inay Ilaashadaan Iskana Jiraan Duufaanada Siyaasadeed ee Caalamka Ka Soo Burqanaaya Dhawraana Nabad galyada dalku Kusoo nabad Iyo Caano maalay

 

 

Gudoomiyaha West London Somaliland Communty

Mr iiman Mohamed Ciise