Hambalyo Agaasimaha HCTV Yurub, Siciid Saleebaan iyo marawadiisa Amina Cali Madar oo ka dhacey wadanka Norway Oslo 25.08.13.

Hambalyo Agaasimaha HCTV  Yurub, Siciid Saleebaan  iyo  marawadiisa Amina Cali Madar oo ka dhacey wadanka Norway casimadiisa Oslo 25.08.13 Ilaahey waxaan uga baryeyaa lamanah inuu ka dhigo kuwii isku raaga  ubad kheyr qabana kala hela. Bahweynta Salaanmedia meelkasta oo ay joogaan waxaanu leenahay Hambalyo marlabaad.