Hambalyo Meherka Cabdiqani Ahmed Nadiif iyo marwadiisa Iido Cabdiraxmaan aw Maxamuud oo maanta 20.9.13 meherkoodu ka dhacay Hargaysa

hambalyo saalax
Dulmar Aw Maxmuud iyo caruurteeda ilma Maxamed Cisman .
Fadumo Xassan Yussuf iyo caruurteeda ilma Cabdi Aw Maxamuud Dhumiye
Iyo dhammaan Ilma Maxamed Axmed Cayuun.
Koos Cabdilaahi Sool iyo caruurteeda.
Dad kaas oo dhamman kala jooga Somaliland, Uk, Finland, Maraykanka, Masar, Imaraatka carabtu waxay tahniyan iyo bogaadin hawada u marinayaan
Mudane Cabdiqani Axmed Nadiif iyo Iido Cabdirahman Aw Maxamuud oo uu maanta 20/8/2013 meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeisa.