Hambalyo Meherka Nimco Cali Xasan iyo Mukhtaar Cabdale
Waxay Alle uga baryayaan in uu ka dhigo lamaanahan is guursaday labadii isku waara ee rabi ubad khery qaba kala siiyo………
MEHERKA…
MUKHTAAR CABDALE AADAN JAAMAC
IYO
NIMCO CALI XASAN
Oo meherkoodu maanta oo Tariikhdu Tahay 23.8.13 London.
Waxaanu Alle uga baryaynaa inay noqdaan Labadii iskuraaga Ubad Khayr Qabanay kala Hela…
Bahda Salaanmedia Waxayleyihiin Hambalyo
Amiin Amiin Amiin
HALKAN KA DAAWO SAWIRO KALE OO DHEERAADA