Dhamaan bahda Salaanmedia meelkasta oo ay joogaan waxay Hambalyo u dirayaan meherka Muuse Jaamac Ciise iyo Nasra Muuse Cabdilaahi oo meherkoodu ka dhici Doono Hadii Illaahya yidhaahdo Magaalada Hargaysa gaar ahaan Hotel Ambassador,Waxaan Illahay uga baryaynaa in uu noqdo mid khayr qaban iyo labadii isku raaga ee ubad khayr qaba kala hela…Amiin.