HANBALYO XISBIGA WADDANI Gacmo wada jir bay wax ku goyn karaan

Waxaanu Hanbalyo kal iyo laab ah u diraynaa Shirwaynaha lagu soo dhaweeyay Xildhibaan Ibrahin Jamac Cali RAYTE Dhamaan Hogaanka XISBIGA WADANI UK iyo xubnaha qaaliga ee XISBIGA WADDANI
Shacabka Somaliland, sida Sharafta iyo Karaamada leh ee ay u doonayaan horumarka S/land , bulshada somaliland markay arkeen xeerka XISBIGA WADDANI iyo hogaanka XISBIGA WADDANI waxay ku cadeeyeen rabitaankooda XISBIGA WADDANI ku soo biirida Xildhibaan Rayte ee XISBIGA WADDANI waxay farxad u tahay dhamaan Bulshada Somaliland..
Marlabaad, “Waxaan halkan hanbalyo uga dirayaa Xildhibaan Ibrahin Jamac Cali RAYTE oo si rasmi ah ugu soo biiray XISBIGA WADDANI si uu ugu adeego dadkiisa iyo dalkiisa waxaana leeyahay Hambalyo Hanbalyo”
XISBIGA WADANI waa xisbi wadani ah ayna ku midaysan yihiin Wadaniyiin Somaliland ah oo ku kala nool somaliland gudaheeda iyo aduunka daafihiisa,Waxaana ku bahoobay wadaniyiin isku bahaystay Wadaninimo, Kana madaxbanaan Qabiil iyo Qabyaalad,, Waana xisbi u madax banaan mabaadi,diisa iyo aragtidiisa u gaarka ah ee horumarka iyo himilooyinka reer Somaliland.
ALAA MAHAD LEH
Godomiye k/xigeenka qaarada yurub
XISBIGA WADDANI
Abdirahamn A Farah ( al-maraaci)