Haweenka Somaliland Dalka Qadar oo Deeq Lacageed Gaadhsiiyay Dhismaha wadada Odweyne

ASC
Waxa xushmad iyo Hanbalyo mudan hablaha Somaliland ee deggan dalka Qatar, oo ku taakuleeyay $ 4,900/= jidka isku xidhi doona Burco-Oodwayne- Hargeisa. Jidkaas oo wax wayn ka tari doona koboca dhaqaalaha, isku xidhka iyo horumarinta Somaliland, waxa laga codsanyaa dhamaan bulshada Somaliland, dibedd iyo Gudaba, inay qayb libaax ka qaataan.