INAALILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN) DAAWO NIN MALEESIYAAN AH OO ASIGOO SUJUUDSAN NAFTU KABAXDAY.)SUBXAANALLAH)

Subxaanallah ,Daawo Sawirka Nin u dhashay dalka maleysia  ayaa asigoo ku tukanaaya salaada taraawiixda ah ayaa asigoo sujuudsan naftu ka baxday,Inaalilaahi wa inaa Ileehi raajicuun,Ilaaheey ha u naxariisto meel wanaagsan ayuu ku geeriyooday,,

HOOS KA DAAWO SAWIRAKA