Direct Communications Unit
2 Marsham Street
London
SW1P 4DF
Tel: 020 7035 4848
Fax: 020 7035 4745
www.homeoffice.gov.uk
isseahmed@hotmail.com
Mr Ahmed Abdi Isse
Reference: T8821/13 5 August 2013
Dear Mr Isse,
Thank you for your e-mail of 8 July to the Home Secretary about the Government’s policy on khat. As I am sure you will appreciate, the Home Secretary receives a great deal of correspondence and is unable to reply to each e-mail individually. Your e-mail has been passed to the Direct Communications Unit and I have been asked to reply on her behalf.
Thank you for your support on the Government’s recent decision to bring khat under control. The Home Secretary made clear that the control of khat is an essential step in helping to protect vulnerable members of our communities, as well as sending a strong message to our international partners and khat smugglers, that the UK is serious about stopping illegal trafficking. The Home Secretary’s letter to the Advisory Council on the Misuse of Drugs (ACMD) providing further detail can be found at:
www.gov.uk/government/publications/letter-to-acmd-on-control-of-khat.
The Government plans to take the legislation to control khat through Parliament in the autumn. It is expected that this process will take a few months to be completed before khat is controlled under the Misuse of Drugs Act 1971.
The Home Secretary is also supportive of the other recommendations made in the ACMD’s report relating to community-based interventions and multi-agency approaches to address the wider community issues. She is consulting the relevant departments on these recommendations, in line with the Government’s wider objectives on reducing the demand and misuse of drugs, set out in the 2010 Drug Strategy ‘Reducing demand, restricting supply, building recovery: supporting people to live a drug-free life’ available at:
www.gov.uk/government/publications/drug-strategy-2010–2.
A full response to the ACMD’s recommendations will be published in due course at:
www.gov.uk/government/policies/reducing-drugs-misuse-and-dependence/activity.
Yours sincerely,
J Jones
E-mail: Public.Enquiries@homeoffice.gsi.gov.uk
Qaadka oo UK laga joojin doono intaan ka horeeysa bisha December, 2013.
Jawaabta warqad aan udiray(http://www.caynabanews.com/view.php?id=29563)Wasiirada Wasaaradda Arimaha Guddaha ayaa lagu xusay in qaadka laga mamnuuci doono inuu soo galo ama lagu isticmaalo dalka Ingriiska marka la gaadho wakhtiga Dayrta ee Fadhiga Baarlamaanka (Autum) ee sanadkan ee ka bilaabmaya, Septemer (2013). Waxaa kaloo jawaabtani xustay arinta dhiilada ah ee Guddiga dawlada Inriiska kala talisa Maandooriyayaasha oo ku doodaya inaanu Qaadku dhibaato caafimaad daro ah oo buuran aan u lahayn bulshooyinka isticmaala marka laga reebo beer xanuun hooseya.
Balse qaadka waxaa la xaqiijiyey inuu keeno, Wadne Xanuun (cardiac arrest, Beer Xanuun – waliba halisa ah, Waalida ama dhimirka (mental illness). Waxaa sidaa lagu xaqiijiyey warbixino badan oo lagu sameeyey qaadka oo ay tani ka mid tahay , see this link ama guji halkan http://oodweynenews.com/2013/03/qaadka-iyo-khamriga-waa-laba-maandooriye-maxaa-midna-loo-xalaashaday-mid-loo-xaarantimaystay/
Guddigani waxay kaloo si badheedh ah u manjaro habaabinaysaa xaqiiqada dhabta ah ee ku gadaaman dalalka mamnuucay Qaadka iyagoo isticmaalaysa luuqad jilicsan ama xaqiiqada dadka ka duwaysa, sida iyagoo ku doodaya in Qaadka wadamo ay ka mid yihiin Europe iyo dalalka horumaray ay mamnuceen. Halka ay xaqiiqada farta ugu godi lahaayen iyagoo odhan lahaa Qaadka gabi ahaanba waa ka mamnuuc dalalka Europe iyo gabi ahaanba dalalka hore u maray ama reer galbeedka, markii la ogaaday halista qaadku uu u leeyahay caafimaadka aadamaha.
Hadaba Guddigan dawlada Ingriiska kala talisa maandooriyaasha ayaa u muuqata in ay yihiin kuwa dano waawayn ka dhexeeyo dawlada Kenya ama gacantaba iyaga ugu jira. Guddigani waxay ka talinayaan kaliya danaha dadka beeralayda ah ee Kenya iyo dawlada Kenya oo ay u yihiin adeegayaashooda. Waayo, waxaa la xusay in ay dawlada Kenya kula garnaqsatay Guddigan in haddii Qaadka laga joojiyo dalkan (UK) inay horseedi doonto in kumanyaal qoys fakharnimo la soo daristo, islamarkaana kumanyaal caruurta Kenya ahi aanay waalidiintood awoodi doonin inay Dugsiyada (schools) u diraan. Taasi baa keentay inay dawlada Kenya galaangal (lobby) badan ka gasho Guddigan si ay dawladooda uga dhaadhiciyaan inay Qaadka mamnuucaan.
Gunaanadkii dawlada Kenya iyo guddiganiba way ku fashilmeen inay man jaro habaabiyaan, Wasiirada Wasaarada Arimaha Guddaha ee dalkan, Maro Tersa May oo iyadu iska indho tiri kari wayday xaqiiqada dhayda ka cad ee hortaalay oo dhigaysa inuu Qaadku yahay maandooriya halis ku ah caafimaadka aadamaha, gaarahaan dadka cuna (qayila). Dhinaca kalena, maanta way cadahay in kumanyaal Somali ahi beer xanuun halis ah cisbitaalada dalkan la jiifaan iyo in in kabadan kumanyaal iyagoo oo qayilaya naftu ka dhacdo malin kasta (cardiac arrest). Fadlan dadkaaga iyo eheladaada uga dig halista dhimashada deg deg ah ee Qaadku keeno (KHAT induced sudden death i.e. cardiac arrest).
Waa Qalinkii Axmed Cabdi Ciise,
Academic in Social Science
Isseahmed @hotmail.com