Koobkii Ramadaan Cup oo soo gaba-gaboobay iyo Kooxda Mile End oo gushii ku raacday Mile End 2 V Stepney Green 1

Tartankii Ramadaan Cup oo ay soo abaabuleen East London Somaliland Society oo soo gaba-gaboobay iyo kooxda Mile End ee Bariga London oo guushii ku raacday.

Waxa kasoo qaybgalaydadweyne aad u fara badan oo xiiseeynaayey daawashada ciyaarta oo aad u xiiso badnayd ahaydna mid dadku ay aad u xiiseynaayeen,Weerar iyo werar celis kadib waxa ay gushii ku raacday kooxda Mile End oo ku badisay 2 Gool halka kooxda kale ee Stepney Green ay 1 keentay.

 

Lasoco warkii oo dhameystiran iyo sawiro dheraada