Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka iyo Garbadiisa kala duwan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U dirayaan Geerida Ku Timid Suldaan Bare Shire Warsame

Madasha Wada Tashiga

Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka iyo Garbadiisa kala duwan sida Aqooyahanka,Ganacsatada,Dhalinyarada,Haweenka,Qurbajooga iyo Dhamaan Taageerayaasha Madasha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranku Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U dirayaan Guud ahaan SHACABKA REER S/LAND Gaar ahaana Bahda Madaxdhaqameedka ee uu ka tirsanaa Geeridii Naxdinta laheyd ee Ku timid SULDAAN BARE SHIRE WARSAME oo dacar Budhuq Daad Badan Oo Xaley Marayey Ku Qaadey

Suldaanka Oo Ka Mid ahaa Wafti Ergo ah oo ku sii jeedey Gobolka Sanaag

Waxaanu ilaahey uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada  reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII   IYO QARAABADII uu Suldaanku Ka Baxay

Gudoomiyaha Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka

XASAN GUURE JAAMAC ­­­­­­­­­­­­­­­­­­__________________________              Date: 21/08/2013