Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Weftigii Uu Hogaaminayay Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay (SAWIRRO)

Aug 21, 22013 Mogadishu (SM) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi u hogaaminayey ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar labo cisho qaatay oo ku joogay magaalada Adis-Ababa ee Dalka EItoobiya.