Sidee ayey isugu beegmeen ciyaarihii Champions League ee 2013-14 oo lagu qabtay Monaco?

image

Isku aadka ciyaaraha Champions League ee 2013-14 ayaa sidan hoos ku qoran isugu beegmay, Waxa sanadkan meelo wacan la rajeynayaa inay ka galaan Champions League ee 2013-14 ciyaaraha dalka Ingiriiska oo aan aad u adkayn marka loo eego kuwa kale ee dalalka kale.

Waxa aynu eegin doonaa halka ay ku dhamaato marka ciyaaraha Champions League ee 2013-14 ay bilaabmaay badhtamaha bisha 9aad

N asiib Xumo Arsenal oo aan wax ciyaartooyo ah soo iibsan ayaa kooxda la ciyaaraysaa aanay sahlanayn

Group A: Man United, Shakhtar Donetsk, Bayer Leverkusen, Real Sociedad

Group B: Real Madrid, Juventus, Galatasaray, Copenhagen, 

Group C: Benfica, PSG, Olympiacos, Anderlecht

Group D: Bayern Munich, CSKA Moscow, Manchester City, Viktoria Plzen

Group E: Chelsea, Schalke, FC Basel, Steaua Bucharest

Group F: Arsenal, Marseille, Dortmund, Napoli

Group G: Porto, Atletico Madrid, Zenit, Austria Vienna

Group H: Barcelona, AC Milan, Ajax, Celtic.

 

Salaanmedia/London