Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

SOO JEEDIN BAAQ NABADEED DAGAALADII KA DHACAY SANAAG

ANAGOO AH DHAMAN GUDIDA HY EE MAGALADA SHEFFIELD UK           IN NABAD LAGU SOO DABAALO DHIBKII KA DHACAY DEEGANKA GOWSA WEYNE EE DHEX MARAY LABADA BEELOOD EE WALAALAHA AH  LOONA DHAGO NUGLAADO DHAMAN ERGOOYINKA NABADAYNTA EE KALA DUWAN SI XAL NABADA LOO HELO  MAADAAMA LA YAHAY  XIGAAL .XIGTO .XIDID                                WAXAANUNA EEBE INUU NAXARIISTII JANO FAR DOWSA KA WARAABIYO UGA BARYEYNAA IN TII HALKAA KU DHIMATAY DHAMAN TOODBA .INTII KU DHAAWACANTAYNA ILLAAHAY CAAFIMAAD QAB SIIYO   .NABADNA LAGU WAARO DHAMAN                                    EEBAANA  MAHAD ISKA LEH                   …. AFHAYEENKA GUDIDA HY EE SHEFFIELD  .MUJAHID MAXAMUD M. SALAXAN

AFHAYEENKA GUDIDA HY EE SHEFFIELD  .MUJAHID MAXAMUD M. SALAXAN

 




Leave a Reply