Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

TACSI..Allah ha u naxariistee Geerida naxdinta leh ee ku timid Aamina Diiriye Aw Guuleed oo shalay 25.8.13 ku geeriyootay London.

NAALILAAHI WAINAALIRAJICUUN

tacsi

ILAAHAY HA U NAXARIISTEE WAXA XALAYTO MAGAALADA LONDON KU GEERIYOOTAY
AMINA DIIRIYE AW GUULEED OO AY WALAALO YIHIIN XAAJI AHMED DIIRIYE GUULEED OO AAD LOOGA YAQAANO DALKAN INGIRIISKA, AMINA DIIRIYE GULEED ILLAAHAY HA U NAXARIISTEE WAXA KU TIMID GEERI XAQA WAXA AANUNA KA TACSIYADEYNAYNAA GEERIDAA NAXDINTA LEH EE KU TIMID, DHAMAAN EHELKA IYO QARAABADII AY KA BAXDAY,WAXAANUNA ILLAAHAY UGA BARYAYNAA IN NAXARIISTII JANO KA WARAABIYO.                                      AMIIN                              AMIIN                     AMIIN

WAXA TACSI U DIRAAYA DHAMAAN DADKAN HOOS MAGACYADOODU KU XUSAN YIHIIN WAXAYNA MARLABAAD LEEYIHIIN ILLAAHAY HA U NAXARIISTO.

XAJI CALI DHAGAWEYNE

CISMAAN XAAJI JAAMAC ABOKOR

CABDICASIIS AADAN GALAB

CABDI XASAN YUSUF (COLUJOOG)

ADAN XIRSI FAROOLE

MAXAMED XASAN JAMAC (QUULE)

MAXAMED C/LAHI DHAGAYARE

MAXAMED QAWDHAN AHMED (YOOLAC)

ISMACIIL XAJI IBRAHIM

MAXAMUUD FARAX CABDI (DHEEG)

MAXAMED CASEYR

SICIID YUSUF XAJI MAXAMED (SICIID XAMARI)

HUSEEN YASIIN

KHALID MAXAMED AHMED

ENG ..DAYIB XAJI AHMED QULUMBE

MUSTAFE CISMAAN TUURQUDHUN

WARSAMA SICIID MAXAMUUD

CABDI MAXAMUUD AHMED

CABDI CISMAAN JAMAC

CABDI SICIID JAMAC

MAXAMUUD HUSEEN ILEEYE

DR MAXAMED IBRAHIM

CABDI WELI YALAS

RASHIID MAXAMED ISMACIIL

XAMSE AHMED SALAAN

AHMED CAYNAANSHE

MAXAMED AHMED KULUC

MAXAMUUD FAGADHE DAKHARE

AHMED KAYSE

SICIID CUMAR AHMED

RASHIID QAAWANE

SACAD MAXAMED QAWDHAN

CIISE MAXAMED KAHIR

HUSEEN DHALLIN

ISMACIIL XANDULE YUSUF

C/CASIIS JAMAC XAAD

SAKI CABDI BACOW

IYO DHAMAAN DHALINYARADA IYO WAYEELKA KU NOOL XAFADA WOOLWICH LONDON
WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN  GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KU
TIMID AAMINA DIIRIYE GUULEED  OO  XALAYTO KU GEERIYOODAY MAGALADA
LONDON WAXAAN ILAHAY
UGU BARYAYNAA JANADII FARDOWSA EHELADII UU KA BAXAYNA SAMIR IYO IMAAN
ILAHAY KA SIIYO




Leave a Reply