TACSI..Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi U Dirayaan Reer Jirde Aw Cali Iyo Weli Qoyskii Uu K Geeriyooday Alle Ha U Naxariiste Marxuum Saleebaan Ismaaciil Jirde Oo Geeriyooday

tacsi

 

 

 

 

 

 

Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi U Dirayaan Reer Jirde Aw Cali Iyo Weli Qoyskii Uu K Geeriyooday Alle Ha U Naxariiste Marxuum Saleebaan Ismaaciil Jirde Oo Geeriyooday 

Xoghayaha Gobolka Maroodijeex Xamse Ciise Cabdi 
Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Jannaale)
Siciid Cawil Axmed-Xajiin 
Xasan Maxamed Jaamac (Xasan Panaroma)
Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay)
Maxamed Biixi Caalin (Ooto)
Khadar Maxamed Cakuule 
Daa’uud Cabdi Yuusuf 
Khadar Cabdilaahi Maxamed
Keyse Faarax Yuusuf 
Mustafe Cabdi Cilmi (Qalbi)
Mustafe Xasan Nuur Iyo Dhamaan Reer Xasan Nuur 
Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi U Dirayaan Qoyskii, Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Alle Ha u naxariiste Marxuum Saleebaan Ismaaciil Jirde oo maanta oo ay taariikhdu ahayd 7/8/2013 ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, oo uu muddo bukaan jiif ku lahaa. 
Alle ha u naxariiste, Marxuum Saleebaan Ismaaciil Jirde waxa uu ka mid ahaa rukumada Magaalada Hargeysa, waxa uu marxuumku ahaa nin wanaagsan oo dadka jecel, oo suugaan yahana, oo aftahana oo codkara,. Isla markaana umaddu isugu mid tahay waxaanu geeriyooday Marxuumku habeen farxadeed, ILAAHAY naxariistii janno ha ka waraabiyo.
Aamiin………………………………………….Aamiin………………………..Aamiin