TACSI..Gudoomiyaha West London Somali land Community Iiman Maxamed Ciise wuxuu tacsi udirayaa qoyskii

image

Gudoomiyaha West London Somali land Community  Iiman Maxamed Ciise  wuxuu tacsi udirayaa qoyskii qaraabadii iyo dhamaan shacabka somali land isagoo ka tac siyaynaya geerida kutimi alla ha unaxariistee agaasimihii hore  ee wasaarada dib udejinta somaliland marxuum AXMED C/LAAHI ROORAAYE  oo ku geeriyooday magaalada hargaysa 30/08/2013  wuxuuna marxuumka ilaahay uga baryayaa inuu janadiisa ku manaysto dhamaanteena samir iyo iimaan inaha siiyo  AAMIIN AAMIIN AAMIIN!!!!