TACSI….Gudoomiyaha West London Somaliland community Iiman Maxmed Ciise wuxuu TACSI udirayaa dhamaan reer Cabdi Gaboose

west London

Gudoomiyaha West London Somali land community Iiman Maxmed Ciise wuxuu tacsi udirayaa dhamaan Reer Cabdi Gaboose isagoo katacsiyaynaya geerida ku timi Alla ha unaxarriistee marxuum Mursal Cabdi Gaboose oo ku geeriyooday
Magaalada hargaysa.

Waxaan Ilaahay marxuumka uga baryaynaa in Illaahay ka waraabiyo Janatul Fardowsa,eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Amiin                        Amiin                             Amiin