TACSI…Gudoomiyaha West London SomaliLand Community Iman Maxamed waxa uu TACSI u dirayaa Suldaan Bare Warsama

west London

Gudoomiyaha West London Somali Land Community Iman Maxamed Ciise isagoo kuhadlaya magaciisa iyo kan West London Somali Land community wuxuu tacsi udirayaa  qoyskii qaraabadii iyo dhamaan shacabka somali land isagoo ka
Tacsiyaynaya  geerida degdeg ah ee ku timi alla ha unaxariistee Suldaan Barre Warsame Shirre oo daad kuqaaday dooxa dacar budhuq  wuxuuna mar xuumka ilaahay uga baryayaa inuu jannadii kawaraabiyo samir iyo iimana inaga siiyo 

AAmiim              Aamiin                        AAmiin  !!!!!!