Tacsi: Ka Timi Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota Dhamaan Reer Aw Guuleed Warasame Guutaale

Tacsi

Tacsi: Ka Timi Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota Dhamaan Reer Aw Guuleed Warasame Guutaale

 

Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Marxuumada Amina Deria Aw Guuleed .

 

Inalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Dhamaanba Qoyska Reer Abdillahi Sool waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Samsam Abokor iyo walaaladeed iyo waliba dhamaanba Reer Aw Guuleed Warsame oo ay ka baxday Amiina Diiriye Aw Guuleed. Marxuumada ayaa ku Geeriyootay Magaalada London Cariga Ingiriiska shalay….25/08/2013.

 

Tacsidan waxa diraaya……

1- Osman Abdillahi Sool…Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.

2- Ali Abdillahi Sool iyo Xaaskiisa

3-Abdirisaaq Abdillahi SooL….Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

4- Dhamaan ila Mohamed Abdillahi Sool

5- Muxyadiin Abdillahi Sool….Xaaskiisa iyo Caruutiisa

6- Faisa Abdillahi Sool iyo Caruurteeda

7- Amina Abdillahi Sool iyo Caruuteeda

8- Ruqiya Abdillahi Sool iyo Caruurteeda.

9- koos Abdillahi Sool iyo Caruuteeda

 

Waxaanu Ilaahay uga baryeynaa Marxuunka in uu naxariistii Jano ka waraabiyo, Eheladii uu ka baxayna samir iyo iiman ka siiyo.

By: Osman Abdillahi Sool. Copenhagen