Tacsi Ka Timi Taageerayaasha Xisbiga Waddani Ee Denmark Kuna Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu ka Geeriyooday Suldaan Bare Warsame .

Tacsi

Tacsi Ka Timi Taageerayaasha Xisbiga Waddani Ee Denmark Kuna Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu ka Geeriyooday Suldaan Bare Warsame .

Anaga oo ah Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee Denmark, waxaanu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qoyskii uu ka Geeriyooday Suldaan Bare Warsame iyo waliba dhamaanba Shacabka ReerSomaliland…Suldaanka ayaa ku dhintay Dooxa Dacar-budhuq ee gobolka Saaxil. Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Kulu Nafsin Daaiqatul Mawt. Suldaanku waxa uu ahaa Oday Magac iyo Sumcad ku leh Gayiga Somaliland.

 

 

 

Af-hayeenka Xisbiga Waddani Laantiisa Denmark. Osman Abdillahi Sool…..Freelance Journalist. sooldhuub@hotmail.com