Xisbiga WADDANI
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “
Date: August 14, 2013
Tacsi
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, Hogaanka Xisbiga, Dhamaan Guddida Fulinta, Golaha Dhexe iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan Dr, Maxamed Cabdi Gaboose geeridii ku timi walaalkii.
Marxuum Mursal Cabdi Gaboose oo Maanta ku geeriyootay Magaalada Hargeysa