URURKA XAQSOOR OO BEENIYAY WAR SAXAAFADD LAGU DAABACAY SAXAAFADA

xaqsoor

XUBNO KA MIDA AASAASAYAASHII IYO MASUULIYIINTA SARE SARE EE XAQSOOR OO BEENINAYA WAR KU SOOXO BAXAY WARGEYSA SAXANSAXO OO KU TAARIIKHAYSNAA SHALAY OO ARBAACA AHAYD.

 

Xubno ka mid ah ururka xaqsoor iyo hagaanka sare waxa uu cadaynaynaa in aanu jirin wax wada hadal ah oo u socda ururka xaqsoor iyo xukuumada ka dib markii ay xukuumadu xilal u magacday xubnihii ururka xaqsoor u matalayey wada hadalka qaybtiisii hore.

Waxa kale oo ururka Xaqsoor cadaynayaa in ay dhinacooda diyaar u yihiin sii socoshada wada hadalki u dhexeeyey ururka Xaqsoor iyo xukuumada hadii ay xukuumadu diyaar u tahay wada hadalka dhankeeda isla markaan ay xukuumadu si rasmi ah uga dalbato wada hadalka Ururka Xaqsoor.

 

 

En: Kayse Yuusuf Cali

Mudane : Maxamed Cali Madoobe