War Dag Dag Ah:Markabkii Faroole Bosaaso Ka Celiyey Oo Somaliland Ku Soo Fooleh, Waa Maxay Sobabtu(Akhriso)

Aug 16,2013 Muqdisho(SM) Ilo wareedyo u dhuun daloola warka Markabkii mucaawinada ahaa ee Dawlada SOMALIYA u soo dirtay Puntland ee Maaamulka Farroole diiday ayaa sheegaya in uu ku soo fool leeyahay Dekedda Berbera, halkaas oo looga gudbin doono deegaamadii loogu talogalay oo teedsan Puntland.

Dowlada Turkiga Iyo    dowlada Soomaaliya Ayaa ka wada Hadlay in deeganadaasi Loo Gudbiyo Mucaawinada loogu talo galay,iyadoona Somaliland Isaga Laftisa diidey  Loo gudbiyo Mucaawinadaasi,halka  Gobolka Mudug ogolatay,lakiin ila Hada Lama garanayo qaabka Mucawinada ku Gud Bayso.Markabka oo la filayay in uu saaka soo galo ayaan wali ku soo xidhan Dekedda hase yeeshee waxa la shegay in uu ku soo jiro deeganada Somaliland walina Uusan Soo gaadhin halkaasi, wali  wax wara kama Soo saarin  ee Xukumada Magaalada taleex Ee Mucawinada qeyb ka Mida Ku socoto.

 madaxwayne Silaanyo waxa Uu sheegay   Inay xata Gobolka Mudug qeyb ka Mida Uu Gaynayo  Mucawinadaasi oo Iyada Horay ugu socotey waxana taasi meesha Ka saraysa maamulka   Puntland Inay gobolka Mudug Xukumaan,Iyadoona Dowlada Soomaaliya Silaanyo kala Hadashay inuu deganadaasi Xidhiidh lasameeyo.
Salaanmedia/Hargaysa