War Deg Dega: Maxamed Faarax Oo Maanta Markale Ku Guulaysta Orodka Marathon Ee 10, 000 Kun Mitir Oo Ka Dhacay Wadanka Ruushka

image

Wae Deg Dega: Maxamed Faarax Oo Maanta Markale Ku Guulaysta Orodka Marathon Ee 10, 000 Kun Mitir Oo Ka Dhacay Wadanka Ruushka

Aug 10 2013 London(Salaanmedia)-Maxamed Faarax ayaa Maanta Ku Guuleysta mar kale Orodka 10,000 Kun Ee Mitir oo ka dhacay caasimada dalka ruushka ee Moscow. Orodkan oo la qabto labadii sanaba halmar ayaa sanadkan waxa marti galiyay wadanka ruushka, waxaana ku kulmay ciyaartoy farabadan oo gaadhaysa ilaa 2000 kun oo ciyaartoy oo caalamiya, waana markii ugu horeysay ee uu ordo Maxamed Faarax tobanka kun ee mitir , waxaanu ka soo hooyay bilad dahaba.
kala soco goordhow shabakada caalamiga ah ee cadceednews iyada oo muuqaala.

Salaanmedia/London