Xamse Baaxad Oo Xalay Xaflad Sagootin Ah Loogu Sameeyey Magaalada London

 London(OWN)-Waxaa xalay magaalada London lagu qabtay xalflad sii sagootin ah oo loo sameeyey Ciyaartoyga wayn ee xamse Baaxad oo maanta u ambabaxay Somaliland gaar caasimadda Hargeysa, Xamse oo aad looga yaqaano magaalada London iyo guud ahaanba UK ayaa ah ciyaartoy heersare ka gaadhay kubadda Cagta , waxaa xafladaas kusii sagootiyey asxaabtisa oo ka kala yimi magaalooyinka kala duwan ee UK, ee Daawasho wacan.

20130819_232312

 

 

20130819_21373220130819_21524420130819_222652e4bcb2fe1cd1c9eea620b923b324d08f20130819_231440 (1)d15f806986ecc80ebc580140c42599ca20130819_23161420130819_23195020130819_23182720130819_23112620130819_23121920130819_23402920130819_233123