Xarunta Daryeelka iyo Horumarinta Halgamayaashii Soomaliland Ee Kood-Buur Veterans Rehabilitation Center Oo Dhawaan Laga Furi Doono Magaalada Hargeysa

 

Asc Dhamaan umada reer soomaliland ee ku nool dunida dacala dooda, waxa aan ogaysiinaynaa in dhawaan la furi doono Xarun loogu tala galay in lagu horumariyo bulshadeena dhabataysan, siiiba dadkii mujaahidiinta ahaa ee wadan ka u soo halgamay, Xaruntan oo lagu magac daraayo muj Ibraahim Kood Buur alle naxariistii jano ha ka warabiye isaga iyo intii kale geeriyootay, Xarunta oo magaceedu yahay, Xarunta Daryeelka iyo Horumarinta Halgamayashii Soomalilnad,,,koodbuur Veterans rehabititation Center,,

.

OGEYSIIS

Fikir kan ayaa ka soo maxday Xubno Qurba joog ah oo in muda ahba ku hawlanaa sidii loo heli laaha goob lagu xanaaneeyo dadkaa aynu soo sheegnay ee u bahan daryeel iyo dhiiri galin, lana ururiyo tariikhdoodu ay wadan ka aan ka dhalanay ee soomaliland ay ku leeyiin, Qorbo joogtan iyadu fikir kan keenta ayaa u badan xubno ku nool Wadanka Maraykan ka USA, iyo UK, Norway, Kadib waxay ay la sii kaashadeeen xubno Qolqol jooga ah oo iyana soo dhaweey, aadna ugu farxay xaruntaas la hir galin doona hadii alle yidhaah Bilaha soo socda, Waxa kaloo ay la kaashaden Aqoon yahano, Gacansato, haween ka, dhalinyarada, intuba ay soo waafiya u soo dhaweeyen, Waxa ababaal kaa Wada Gudi ka Kooban 13 Xubnood oo uu Gudoomiye U yahay Mudane Asad Yusuf ismaaciil,Asad Nirig, Ahaana Qofkii fikir ahaan soo jeediyay, Xaruntas, Waxa aan u soo jiidinaynaa dhamaan umada reer soomaliland ee qorba joogta ah iyo guda joogta ahba inay hawshaas nagu taageeran nagala shaqeeyaan hiil iyo hoooba, u jeeda xaruntan ayaa ah in la daryeelo dadkeena inoo horay naftoodi iyo maal koodi, qaar koodna ay haysato dhaabto xaga jidh ahaanayd ama maal ahaanyd ama mooral ahanayd, korna loo qaado tariikh toodi lana ururiyo tariikhdii ay ku lahaayen dalkan soomaliland waxa aan si gara ugu maahd celinaynaa hadanu nahay gudidaa Asad yusuf Nirig oo ah dhalinyaro aad ugu hawlan wax qabashada arimaha bulshada uuna dhuun daloola hawla samo falka, horena wax badan uga qabtay soomaliland ugud danbayntii waxa aan baaq u diraynaa dawlada soomaliland oo an ku wargalinaynaa inay xaruntaa iyo hawshaa u sii diyaar garowaan insha allah.

 

Abirasaq codey

Uk Gudoomiya qaban qabada xarunta

 

muwadin waxii tala ah ku soo hagaaji ciwaan kan

asadyare571@hotmail.com