XILDHIBAAN WAABEEYO : FADLAN HA LA TIRSAN CALI GURRAY

XILDHIBAAN WAABEEYO : FADLAN HA LA TIRSAN CALI GURRAY.
MAQAAL
 
Xildhibaan  Maxamed Xaaji Yusuf “ Waabeeyo ”  waxaad  huwantahay kalsoonida, sharafta, karaamada ,qadarinta , iyo maamuuska shacabka kusoo doortay ee Gobolka Daadmadheedh. Waxaad  bulshada u haysaa  xil Qaran iyo xil Xisbi.Waxaad tahay siyaasi  lagu yaqaan – asluub, aadaab , karti iyo hufnaan. Waxaad leedahay mustaqbal siyaasi ah. Hadaba, waxaan kugula talinyaa inaanad  la tirsan, una jawaabin  Cali Guray. Waa nin  qof walba  saloosha, oo sunta  ayaxa  saydhiyaa. Markaa, Xildhibaan yaanu kaa habsaamin  hawlaha qaranka ee lagu igmaday.
 
Waa bilaahi towfeeq.                                         
 
Ali Ibrahim, Toronto.