XISBIGA WADDANI LAANTIISA UK OO HAMBALYO U DIRAYA SHACABKA S/LAND IYO DHAMAAN SHUCUUBTA MUSLIMIINTA AH.

XISBIGA WADDANI LAANTIISA UK OO HAMBALYO U DIRAYA SHACABKA S/LAND IYO DHAMAAN SHUCUUBTA MUSLIMIINTA AH.
Waddani

Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan Xubnaha Xisbiga Waddani Laantiisa UK waxaan halkan Hambalyo uga diraynaa dhamaan Shucuubta Islaamka,  Bulshada S/land,  Taageerayaasha iyo Hawl-wadeenada Xisbiga Waddani Guud ahaan; Waxaan idin leenahay Ku Ciida Caafimaad San.

Illahay waxaanu uga baryaynaa dhamaan Shucuubta Islaamka in Ciidan teeda kale ku gaarsiiyo Nabadqab, Horumar iyo Caafimaad; Colaadahana Illahay ka demiyo.
Si taas la mida waxaanu Waddankeena S/land Illahay uga baryaynaa inuu Sanadkan kiisa kale inagu gaarsiiyo Inagoo haysana Ictiraaf Buuxa iyo Nabad gaarta Waddankeenoo Dhan.

Aaaaammmiiin

Afhayeenka Xisbiga Waddani UK
Mudane Qasim Aadan Saleebaan
kasslmn@aol.com

London