Xisbiga Waddani Oo Tacsi Ka Diraaya Geerida Marxuum Suldaan Xasan Barre

Waddani
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, Hogaanka Xisbiga, Dhamaan Guddida Fulinta, Golaha Dhexe  iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan xaasaskii, caruurtii, eheledii,qaraabadi iyo dhamaan shacabiga Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee Suldaan Xasan Bare
   Marxuum Bare Shire Warsame oo Xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa
 
Waxaanu Eebe uga baryayna innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo, ahalkii, qaraabadii iyo dhamaanteenba samir iyo iimaan inga wada siiyo.
Aamiin                                            Aamin                                            Aamin
Md . Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi (Cirro)
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI