INAALILAHI WAINAAILEYHI RAJICUUN.
Anagoo ah dhaamaan Reer Ahmed Axmed Xasan(Reer Axmed Salaan) iyo Caruurtooda waxa aanu TACSI  tiraanyo  leh u direynaa dhamaan reer  Yuusuf Macalin geerida ku timid walaalkood. Marxuum Mustafe Yuusuf Macalin oo ku geeriyooday Jig-Jiga. ILAAHAYNA waxaan uga baryaynaa janadii fardoowsa,Eheladii iyo Qaraabadii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan Ilaahay ha siiyo.
Hooyo Amina Aw Muuse Cateeye
Hooyo Xali Cilmi Jibriil
Siciid Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Sado Ahmed Salaan odeygeeda iyo caruurteeda
Hinda Ahmed Salaan iyo caruurteeda caruurteeda
C/Rashiid Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Muna Ahmed Salaan iyo Odaygeeda iyo caruurtiisa
Farah Ahmed Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda
Amiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Mukhtaar Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Xamse Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Ayaan Ahmed Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda
Xasan Ramadaan Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
C/wahaab  Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Nuuradiin   Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Kamaaladiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Dhaamaan dadkaas oo kala jooga Somaliland,Saudi Arabia,Canada,USA,London,Sweden.
Â
Amiin                                  Amiin                          Amiin