Bixitaankii Shirkada Shidaalka Iyo Sababaha Loo Aanaynayo go,aanka Ay Ka Qaadatay

Bixitaankii Shirkada Shidaalka Iyo Sababaha Loo Aanaynayo go,aanka Ay Ka Qaadatay

u_109930d_2013-9-6-22-27-12f_shidaal2

Shirkada genel Energy Ee Sahaminta Shiidaalka ka waday Gobolada bari Ee Dalka Ayaa laga Cabsi qabaa Inay gabi Ahaanba Joojisay hawlaheedii Ka Dib markii Caqabado Aan La Xaqiijin Cadaadisyo Dhinac Yo Kala duwani Kaga yimi Soo Waajaheen In Kastoo Aanu Jirin war Si Rasmi ah Uga Soo Baxay Shirkada iyo Dhinaca Dawlada Toona Hadana Siday Xaqiijinayaan Ilo Wareedyo Lagu Kalsoon Yahay .

 

Shaqaalihii Ajnabiga ahaa ee Shirkada Ayaa laga Soo saaray Goobihii Ay Ka Shaqaynayeen Kuwaasoo Tagay magaalada Hargaysa Isla Markaana Waxaa la joojiyay Guud Ahaanba hawlihii Shaqo Ee ka Socday Deegaanka Ka Tirsan Gobolka togdheer Sida ay wararkani Sheegayaan Shaqaalaha Ajinabiga Ahaa Ee Shirkada General Energy Ayaa lagu Wadaa Inay Dhamaantood Dalka Ka Baxaan Ila wareedyadan Ayaa Tibaaxaya In Arimaha Loo Aanaynayo bixitaanka Shaqaalaha ajinabiga Ah Ee Shirkadan Iyo Joojinta Shaqadoodiiba Ay Yihiin Dhowr arimood Oo Kala duwan Sida wararka Qaar kood Ay Sheegayaan Inay tahay arimo Siyaasadeed Oo La xidhiidha In Dal Aan la Aqoon Sanayn In Shirkadani Shiidaal u Baadhayso Oo dabadeedna Cadaadis debeda kaga Yimi Lagu Saaray … Halka Illo wareedyo kalana Ay Sheegayaan In Talaabadani Ay Ka Danbayso Go,aanka Ka Yimid Saldhiga LONDON Ay Ku Leeyihiin .

 

Hasa yeeshee Wararka Qaarkood Ayaa hadana Sheegaya In Arintani Ka Danbaysay Ka Dib markii dadka Deegaanada sahaminta Shiidaalka Laga waday Ay Shirkada Is fahmi Waayeen Dhowr Jeerna Hakad la Galiyay Hawshii Shaqo ee socotay Ka Sokow Jiritaanka bixitaanka shaqaalaha Ajinabiga Ah Ee Shirkada Genel energy Iyo Joojinta Shaqadooda Ee Gobolka Togdheer Waxaa todobaadyadii Ugu Danbeeyay Taagnaa Khilaafaadyo Ku Saabsanaa Dadweynaha Deegaanda Hawlaha shaqo Ka Socdaan Iyo Shirkada ..kuwaasoo Wasoirka arimaha Gudaha Cali Maxmed Waran Cade Laftiisu Uu u Tagay Tuulada sanyare ee Degaanka waraabeeye Xalin Tooda Isla Markaana Dhowr jeer Ayaa Siyaabo Kala Duwan Loo Dhibaateeyay Gaadiidka Iyo Agabka Ay Shirkadani Hawlaheeda u Isticmaalayso ..Sidoo Kale Dhowr jeer Ayay Hakad gashay Shaqadii ay Shirkadani Ka waday Deegaaano kala Duwan Horta Sherkadani wax Soo dhaweyn Ah kala May Kulmin Shacabka Reer Somali Land Inay Dhibaateeyaan Mooyaane Tanina way Ka Mid noqon Kartaa Go,aanka ay qaateen Maamulka Shirkada genel energy Sidaa waxa Yidhi Khabiir ku Dhow Dhow Hawlaha Sahaminta Shiidaalka Oo Aanu Xalay Arintan Wax Ka waydiinay mar Aanu wax Ka waydiinay isla Khabiirkan Bal Inay Soo Noqonayaan Iyo Inay Sidaa Dalka Kaga tagayaan Waxa uu ku Jawaabay …

 

SI KASTABA HA AHAATAA HADII SHIRAKADAN OO SOMALILAND GALISAY DADAAL BADAN OO SHIDAAL BAADHIS AH AY DALKA SIDAA KAGA BAXAAN WAXAY IN BADANI U ARKAYAAN TALAABO GUUL DARO U AH GUUD AHAAN SOMALI LAND SHIRKADANI SI SHARCI AH AYAY DALKA KU SOO GASHAY WAXAANAY AHAYD IN DAWLADU SHACABKA DEEGAANADA WACYI GALIN BADAN SIISO OO AY IS FAHANSIIYAAN DADWEYNAHA IYO SHIRKADA TAASINA MAY DHICIN ………..RUNTII WAA ARIN GUUL DARO AH ……ING;IBRAAHIN MAXAMED XASSAN OO 15 SANADOOD KA SOO SHAQAYNAAYAY SHIDAAL BAADHISTA SOMALILAND NASIIB DARADA LABAADNA WAA MID QARANKA OO DHAN HAYSATA ;;;;; AYUU YIDHI KHABIIRAN OO AANU WARAYSANI XALAY OO AAN MAGACIISA SHAACIN……..ISAGOO KA SII HADLAYA ARIMAHAN OO TALOOYIN SOO JEEDINAYA WAXA UU INTAA KU DARAY OO UU YIDHI;;;;;;; DAWLADU WAA INAY DADKA U MUUJISAA INAY IYADU KA MASUUL TAHAY DADKA IYO DALKABA LAAKIIN MAAHA IN MEEL KASTABA UU REER YEESHO ..GO,AANKANI MID SIYAASADEED BUU NOQON KARAAYOO MAR KASTA SOOMAALIYA WAXAY DAGAAL UGU JIRTAA INAY ALBAAB WALBA INAGA SOO XIDHO …

 

MARKAA IYADOO WAXYAABAHAAS BADANI JIRAAN WAXAY AHAYD INAYNU SII OGAANO OO AYNU GACMO FURAN KU SOO DHAWEYNO SHIRKADII DALKEENA WAX KA SOO SAARAYSAY ;AYUU YIDHI KHABIIRKANI ;;UGU DANBAYNTIINA WUXUU SHEEGAY IN LOO BAAHAN YAHAY IN ARINTAN CASHARO LAGA BARTO SI AANAY MAR DANBE UGA DHICIN DALKA IYO DADKA TOONA;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;

MARKA LAYSKU SOO WADA DUUBO BIXITAANKA SHIRKADAN OO SHAQAALAYSIISAY BOQOLAAL QOF SI XAWLI AHAYDNA KU WADAY HAWLAHEEDA AYAA HADII AY SIDAA KU BAXDO LOO ARKI KARAA ALBAAB SHAQEED U FURNAA DAD BADAN OO KA XIDHMAY ………………….

Salaanmedia-Burco………………………………………….