13.9.13 London.Waxa xalay ka dhacay Hotelka ay degan yihiin ee London labada Wasiir ee Arimaha Dibadda Somaliland Maxamed Yoonis Biixi iyo Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Eng Xuseen Cabdi Ducaale.ayna ku wehelinaayeen Safiirka Somaliland ee UK Cali Aadan Ducaale.Labada wasiir oo caawa la kulmay qaar ka mid ah jaaliyada Somaliland ee dalka Ingiriiska ayaa ugu horeyn mahadnaq usoo jeediyey shacabkii kasoo qayb galay kulankan waxyna hadalo hor dhaca ahusoo jeediyeen oo ku saabsan ujeedada safarkooda , waxyaalihii u qabsoomay iyo arimo kale oo Somaliland khuseeyaba.
Fadlan halkan hoose ka daawo Video iyo Sawiraba ku saabsan kulanka.
Xamse Axmed Salaan
London