Daawo Flim ku saabsan Waddada isku xidha Wajaale iyo Kalabaydh

Filimkan waxa lagu soo bandhigayaa Jidkii cusbaa ee laamida ahaa ee Kala-baydh iyo Wajaale, wuxu filimkani iftiiminayaa maraaxilkii kala duwanaa ee loo maray dhamaystirka Jidkaas. Waxaanu filimkan u samaynay Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Somaliland.