Daawo Haweenay u doodaysa qadiyada Somaliland ee Shirka Brussales.

Shirkii ka dhacay Brussels ee Somalia lacagta loogu deeqaayey ayey Haweenay shirka ka qayb gashay oo ka socotay caalamka ay si cad Somaliland qadiyadeeda ugu doodaysay.