Daawo Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhexgalay Badhasaabka Gabiley Iyo Xog-hayaha Xibiga Ucid Ee Gobolka & Waliba Xildhibaano Ka Mid Ah Golaha Deeganka

Sep 29, 2013 Gabiley(SM) – Khilaaf xoogan ayaa soo kala dhex galay badhasaabka gabiley iyo xoghayaha xisbiga mucaardka UCID iyo qaar kamida xildhibanada golaha deegaanka gabiley, taasoo gaadhay in ay maalintii shanaad ee ay warbaahinta isu marinayaan hadalo kul-kulul oo midba midka kale uu ku riixaayo taageerida golaha wada tashiga iyo toosinta Qaranka.