Sept 20, 2013, Washington (SM) – Madxaweynaha Soomaaliya oo maalintii labaad booqasho ku jooga dalka Maraykanka ayaa Wasaarada Arrimaha Dibada ee dalka Maraykanka oo ku taala magaalada Washingon kula kulmay xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka Maraykanka John Kerry.