Daawo Muqaal..Daayaca Ka Muuqda Waxbarashada Deegaanada Galbeedka Iyo Mooganaanta Wasaarada Waxbarashada Somaliland

Sep 25, 2013 Lughaya(SM) – Wasaarada waxbarashsada Somaliland ayaa dayacday deegaanada gobolada galbeedka Somaliland, waxayna dadka deegaanka ku noqotay khasab in ay geedaha hoostooda wax loogu dhigo, iyadoo aan ognahay dhaqaalaha soo gala wasaarda waxbarashada. Hoos ka daawo muuqaalkan oo adigu xukun.