Daawo Salaan Tv: Maxamed Yare : Inan Ay Waalidkiis Diintiisa Badbaadshe​en (Dhacdo Iyo Cibro)

Sep 1, 2013 (SM) – Waajibka ugu wayn ee waalidka saarani waa in uu diinta ubadkiisa badbaadiyo. Maxamed Yare waa inan yar oo hooyadii iyo aabihiii lagu qasbasay in ay diintooda iyo ta caruurtoodaba badalaan. Barmaamijka dhacdo iyo cibro ee usbuucan waxa aan kaga hadli doonaan Aabo iyo Hooyo inkasta oo duruuf adag ay ku noolaayeen hadana ku guulaystay in ay ilmahooda Diintiisa u badbaadshaan.