DAAWO SAWIRADA WEST LONDON SOMALILAND COMMUNITY OO SOO QABAN QAABIYEY KULAN LAGU SOO DHAWAYNAAYEY XILDHIBAAN MUBAARIG(BIDHI)IYO MAAREEYAHA TV-GA QARANKA SOMALILAND

image

London(SM)Urur Jaaliyadeedka West London Somaliland Community Ayaa Maanta Kulan Baladhan Ku Qabtay Xarunta Guud ee West london Somaliland Community

IMG_0011 (800x533)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

ee galbeedka Magaalada London Kulankaas Oo Ay Ka Soo Qayb Galeen Masuuliyiin Ka Tirsan Xukumada Somaliland, Xildhibaan Ka Mida Golaha Deegaanka Degmada Burco Iyo Qaar Kamida Ururada Reer Somaliland ee Ka Dhisan Magaalada London Iyo Waliba Qaar Kamida Shacabka Reer Somaliland.

IMG_0009 (800x533)

Kulankan Ayaa Ahaa Mid Lagu Gorfaynaayo Xaalada Guud ee Dalka Somaliland Waxaana Soo Qaban Qaabiyey Maamulka Sare ee West London Somaliland Community Kulan Kan Ayaa Waxaa Si Rasmiya Alaabada Ugu furay Mr Ciid Xasan Muuse Oo ahaa Xidhiidhiyaha Shirka Ahna Agaasima West London Somaliland Community Waxaana Uu Si Rasbi Ugu Wareejiyey Gudoomiyaha Urur Jaaliyadeedka West London Somaliland Community Mr Iimaan Mohmed Ciise

IMG_0004 (800x533)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Oo Kulankaas Kusoo Dhaweeyey Masuuliyiinta Shirka Ka Soo Qayb Galay Oo ay ka Mida Ahaayeen Maareeyaha Tv-ga Qaranka Somaliland Mr Khadar Xasan Cali Gaas Iyo Xildhibaan Mubaarig Yusuf Cilmi (Bidhi)Iyo Agaasimaha Tv-ga Qaranka ee Qaarada Yurub Mr C/raxmaan Aadan Gudoomiye Iimaan Ayaa Iftiimiyey Wax Loo Qabtay Kulankan.

IMG_0042 (800x533)

 yahay Mid Aynu Warbixin Kaga Dhagaysan Doono Maareeyaha Tv-ga Iyo Xildhibaanka Waxaana Si Rasmiya Loogu Wareejiyey Maareeyaha Tv-ga Qaranka Somaliland Mr Khadar Gaas Maareeyaha Ayaa halkaa Ka Soo Jeediyey Khudbad Aad U Qiimo Badan Oo Taabanaysa Wax Qabadkii Intii uu Ku Sugnaa Masuuliyada Tv-ga Qaran Somaliland Wixii u Qabsoomay Waxa U Dhiman Iyo Waxa Uu Tiigsanaayo Mareeyaha Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Tv-ga Qaranka Somaliland Uu Ku soo Kordhindoono Luqada Afka Carabiga Maadaama Uu Iminka Ku baxo Afka English Maaraayha Ayaa Sheegay In Tv-ga Gaadhay Horumar lataaban Karo Intii Ay Xukumada Kulmiye Dalka Maamulaysay.

 IMG_0002 (800x533)

Dhanka kale Waxaa Isna halkaa Warbixin Taabanaysa Golayaasha Deegaanka Iyo Doorashadii Ka Dhacday Dalka Somaliland Ka Soo Jeediyey Xildhibaan Mubaarig Yusuf Cilmi (Bidhi) Waxaanuu Halkaas Ka Iftiimiyey Doorkii Ay Kulahayd Dawlada Xisbiyada Ama ururadii Tartamaayey Musharaxiinta Gudida Doorashooyinka Qaranka Oo Uu Mid Kasta Ka Waramay.

IMG_0022 (800x533)

Doorkay Ku Lahaayeen Doorashadaas Xildhibaanka Ayaa Sheegay In Doorashada ka Dhacday 19 Degmo oo ka Mid Ah Degmooyinka Somaliland Waxaanuu Sheegay Inay Musharaxiintu Ka Koobnaayeen 1945 Musharax Halka Laga doonaayey Inay Soo Baxaan 305 Kursi Waxaanuu sheegay In 296 Rag Ahayaeen iyo 9 Haween Ahaayeen Ah Wadarta Guudna Noqonayso 305 Xildhibaan Xildhibaanka Ayaa Halkaas Tacsi Uga Diray Dhalinyardii Ku Geeriyootay Banaanbixii Ka Dhacay Hargaysa Ehelkoodii Iyo qaraabadii Ay Ka Geeriyoodeen Waxa Kale Oo uu Sheegay Xildhibaan Mubaarig In dawladaha Hoose Ay yihiin Lafdhabarka Wadanka Waxaanuu Iftiimiyey Dawr Kooda Shaqo Iyo In Ay Wada shaqayn Ka Dhaxayso Dawlada Dhaxe,Waxa kale oo uu sheegay in ay wax weyn kusoo kordhinayaan dhawaan waxqabad muuqda oo shacabka reer Burco ku fanaan.

IMG_9992 (800x533)

Waxanuu Ka Waramay Wixii u Qabsoomay Mudadii Ay Joogeen Iyo Waxa u Qorshaysan In Ay Qaban Doonaa Mustaqbal Dhaw.

IMG_9998 (800x533)

Xafladan Ayaa Ahayd Mid kusoo gabagabawday sidii Loogu talo Galay Waxaana goobtaa dadkii Kasoo qayb galay Ay Su.aalo Waydeen masuuliyiinta Shirkaa ka soo qayb galay Su.aalahaas oo Dhamaan Ku Saabsanaa Tv-ga Qaranka iyo Golayaasha Deegaanka Somaliland.

Xamse Axmed Salaan

London

WWW.SALAANMEDIA.COM

IMG_0001 (800x533) IMG_0002 (800x533) IMG_0003 (800x533) IMG_0004 (800x533) IMG_0005 (800x533) IMG_0006 (800x533) IMG_0007 (800x533) IMG_0008 (800x533) IMG_0009 (800x533) IMG_0010 (800x533) IMG_0011 (800x533) IMG_0015 (800x533) IMG_0020 (800x533) IMG_0022 (800x533) IMG_0037 (800x450) IMG_0038 (800x533)IMG_0041 (800x533) IMG_0043 (800x533) IMG_9986 (800x533) IMG_9991 (800x533) IMG_9992 (800x533) IMG_9993 (800x533)IMG_9999 (800x533)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Â