Daawo Sawiro qaybtii 2aad ee madashii kulanka bad-baadinta Xawaaladdaha Soomaalida ee London 31.8.13

Kulankii balaadhnaa ee ka dhacay Bariga  London 31.8.13 ee bad-baadinta xawaaladdaha Soomaalida  waxa mahadnaq losoo jeedinayaa dhamaan dadkii ka qaybgalay, ururadii isku soo dubo ridey oo ay ugu horeeyaan BRITISH SOMALILAND COUNCIL oo ay ka socdeen Cabdilaahi Abokor iyo Khadra,Waxa kale oo aad loogu mahad naqayaa SOMSA oo iyana qaybweyn ka qaatay hawsha iyo qaban-qaabada ,East London Somaliland Society iyo dhamaan jaaliyadihii kasoo qayb galay ee kala du-duwanaa, Waxa kale oo lagu baraarujinayaa in ay sii laban-labaan dedaalka ay ugu jiraan bad-baadinta xawaaladdaha,Waxa dhawaan la abaabulayaa mudaharaad ka dhici doona aqalka Barlamaanka Ingiriiska oo qorshihiisii lagu jiro.Lasocda wararkayga danbe ayaad ka heli doontaan INSHA ALLAH. Waxa idiin soo gudbinaaya salaanmedia oo u heelan ka midho dhalinta sidii loo bad-baadinlahaa xawaaladdaha Soomaalida.

IMG_9915 (800x533)

IMG_9855 (800x533) IMG_9860 (800x303) IMG_9863 (800x215) IMG_9873 (800x533) IMG_9878 (800x533) IMG_9891 (800x533) IMG_9896 (800x267) IMG_9903 (800x533) IMG_9914 (800x533)
IMG_9917 (800x355) IMG_9921 (800x347) IMG_9927 (800x355) IMG_9928 (800x533) IMG_9931 (800x533) IMG_9937 (800x533) IMG_9938 (800x533) IMG_9942 (800x381) IMG_9944 (800x355) IMG_9947 (800x450)

 

Â