Daawo Sawirrada Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wafdigiisa Oo Ku Sugan Magaalada Brussels

Sept 16, 2013 Brussels (SM) – Madaxweynaha Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud iyo wafdiga balaaran ee uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Brussles ee Dalka Biljamka.
Magaalada Brussles waxaa sidoo kale ku soo qulqulayo wfuduud kala duwan, waxaana illaaa caawa soo gaaray Madaxda maamulada Puntland, Galmudug, Ximan iyo xeeb, Jubba, iyo madaxda Gobalada kale ee dalka.